Breaking News : Fadhigii Barlamaanka ee maanta oo buuq iyo fawdo ku soo dhamaaday

Published on 25 November 2013 at 12:24

Fadhi uu maanta lahaa Barlamanka Federaalka Somaliyeed,isla markaana u shir gudoominayey Gudoomiyaha Barlamaanku Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa sidii cadada iyo dhaqanka u ahaa ku soo dhamaaday buuq iyo qaylo.

Ma aha markii ugh horeysay ee xiisad iyo khilaaf u dhaxeeya madaxada sare uu saameyn iyo is maandhaaf gacan Ka hadal wataa uu ku yeesho xubnaha Barlamaanka Federaalka Soomaliyeed ee Lagu soo xulo nidaam qabiileedka Lagu magacaabo 4.5, lakiin hore ayey in badan u dhacday in ay kuraas madax iska garacaan, isla markaana dhiig iska daadiyaan, halkii shacbiga Somaaliyeed wax qabad iyo hawl qaran oo dalka iyo dadka wax tar u leh Ka rajeynayeen

Fadhi uu maanta lahaa Barlamanka Federaalka Somaliyeed,isla markaana u shir gudoominayey Gudoomiyaha Barlamaanku Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa sidii cadada iyo dhaqanka u ahaa ku soo dhamaaday buuq iyo qaylo.

Fadhiga maanta oo qasdigiisu ahaa in Lagu soo bandhigo mooshin ay wateen Koox xidhibaano ah oo la safan Madaxweyne Hassan Sheikh, kuwaas oo dalbanaayey in Xil Ka xayuubin Lagu sameeyo Raisal Wasaare Saacid Faarah Shirdoon

Madashii Fadhiga Ka socday ayaa daqiiqado yar Ka dib markii kulanku furmay waxaa Ka bilaamay buuq iyo sawxan xoogan, kadib markii mudanyaasha Barlamaanka badankooda ay u muuqatay in aanu mooshinku waafaqsaneyn dastuurka dalka iyo xeer hoosaadka u degsan golaha.

Mudanyaasha Baarlamanka ayaa ku baraarugay in laga been sheegay tirada saxda ah ee xubnaha Barlamaanka ee soo gudbiyey mooshinka, isla markaana waxaa meesha Ka maqnaa saxeexa rasmiga ah ee magacyada xubnaha mooshinka soo gudbisay , sidoo kale waxaa soo baxday tiro badan oo xidhibaano ah oo Lagu been abuurtay.

Gudoomiyaha Barlamaanka mundane Jawaari ayaa Fadhigii maanta soo xidhay kadib markuu u caal waayey inuu qaboojiyo xiisadii iyo murankii u dhaxeyey xildhibaanada iska soo horjeeday ee mooshinka isku khilaafsanaa, iyadoo kulankaa dib loo dhigay ilaa maalinta Sabtida ee usbuuca dambe.

QAWMEDIA.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

Mich
11 years ago

Thanks for the article. My spouse and i have continually seen that the majority of people are eager to lose weight as they wish to show up slim and also attractive. However, they do not often realize that there are other benefits just for losing weight in addition. Doctors insist that obese people are afflicted by a variety of ailments that can be directly attributed to their own excess weight. Fortunately that people who\'re overweight plus suffering from various diseases are able to reduce the severity of their illnesses by means of losing weight. It is possible to see a gradual but marked improvement with health while even a negligible amount of weight-loss is reached.One thing I\'d really like to touch upon is that weightloss routine fast is possible by the perfect diet and exercise. Someone\'s size not simply affects appearance, but also the actual quality of life. Self-esteem, despression symptoms, health risks, plus physical capabilities are damaged in extra weight. It is possible to do everything right and still gain. In such a circumstance, a problem may be the primary cause. While a lot food rather than enough exercise are usually guilty, common health conditions and widely used prescriptions can certainly greatly amplify size. Thanks a bunch for your post in this article.I figured out more something totally new on this fat loss issue. One issue is a good nutrition is especially vital when dieting. A big reduction in junk food, sugary meals, fried foods, sweet foods, pork, and white flour products may be necessary. Having wastes organisms, and toxic compounds may prevent ambitions for fat loss. While specified drugs in the short term solve the situation, the awful side effects are certainly not worth it, and they never give more than a short-lived solution. It can be a known incontrovertible fact that 95% of dietary fads fail. Many thanks for sharing your opinions on this blog site.Thanks for the recommendations shared on your own blog. Another thing I would like to state is that weight-loss is not all about going on a dietary fad and trying to reduce as much weight as you\'re able in a couple of weeks. The most effective way to burn fat is by taking it gradually and obeying some basic guidelines which can make it easier to make the most from a attempt to lose fat. You may realize and already be following these tips, nonetheless reinforcing know-how never does any damage.I believe avoiding prepared foods could be the first step so that you can lose weight. They can taste fine, but highly processed foods include very little nutritional value, making you try to eat more simply to have enough vigor to get throughout the day. If you\'re constantly feeding on these foods, converting to cereals and other complex carbohydrates will aid you to have more vigor while consuming less. Great blog post.