Madaxweyne Faroole oo EU iyo USA ka gudoomey Mashruuc 3 milyan oo Euro ku baxayso
faajfaahinta iyo sawirada naga filo goor dhow
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa maanta kulan kula yeeshey xarunta Wasaarada caafimaadka Wafdi ka socda EU iyo Maraykanka waxaana laga wada hadley amuuro dhowra oo ay u horeeyaan Siyaasada Soomaaliya.
Wafdigu waxay Puntland ku wareejiyeen Mashruuc loogu tala galay Daryeelka Caruurta iyo Haweenka oo ay ku baxayso 3 milyan oo Uuro.
QAWMEDIA.COM
Geplaatst door Farhan
Add comment
Comments