Wasiirka arr. dibedda oo saakay u dhooftay magaalada Brussels

Published on 25 November 2013 at 12:06

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Fowzia Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi la socda ayaa saakay waxa ay ka ambabexeen garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyagoona kusii jeeda magaalada Brussels ee xarunta dalka Biljamka.

 

Wasiiradda iyo wafdigeeda ayaa ka qeyb-galeysa shirka xarunta Midowga Yurub ee Brussels uga furmaya, kaas oo diiradda lagu saarayo arrimaha taakuleynta waddamada kaalmada u baahan oo ay Soomaaliya ku jirto.

Soomaaliya aya qeyb ka noqotay sanadkan gudihiisa wadamada Midowga Yurub dhaqaalaha koboca siineyso. 

QAWMEDIA.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.

Create Your Own Website With JouwWeb