Madaxweyne Xasan Sheekh oo saakay ku wajahan magaalada Kismayo

Published on 31 October 2013 at 11:38

Qaban-qaabada soodhaweynta madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ay ka socotaa magaalada Kismaayo, xarunta gobolka J/hoose.

Wararku waxa ay intaa ku darayaan in ay maanta magaaladaasi gaareen ciidamada gaarka u tababaran ee Alfa Group oo sadex boqol kor u dhaafaya iyo hub & gaadiidkooda.

Xarunta maamulka Jubba ayaa si gaar ah waxaa looga dareemayaa u diyaargarowga madaxweynaha oo la sheegay in uu maanta halkaasi gaari doono.

QAWMEDIA.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.

Create Your Own Website With JouwWeb