Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta ku dhawaaqay in aanu maamulkiisa ka qeyb geli doonin shirka dib u heshiisiinta ee dowladda Soomaaliya horay ugu dhawaaqday, kaasoo 21-ka bishan lagu qabanayo Muqdisho.
Add comment
Comments