DAAWO: Sawirro dheeraad ah shirka hiigsiga cusub ee Soomaaliya oo wali socda

Published on 16 September 2013 at 14:24

Waxaa saakay si rasmi ah uga furmay magaalada Brussels Shirka New Deal iyadoo ay kasoo qeybgaleen wufuud Soomali ah iyo wufuud caalami ah.

 

Shirka oo ay si wada-jir ah u marti-galinayaan dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta amniga, dhaqaalaha iyo dib-u-dhiska dalka Soomaaliya.

QAWMEDIA.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.