Madaxweyne Xasan Sheikh oo isagoon ku hakan Kenya diyaarada ku badashey Garoonka diyaaradaha Jomo ee Nairobi

Published on 17 June 2013 at 14:34

Madaxweyne Xasan Sheikh oo isagoon ku hakan Kenya diyaarada ku badashey Garoonka diyaaradaha Jomo ee Nairobi



Nairobi–17 Juun,2013–Puntlandi.com– Abaarihii 10 subaxnimo saacada Nairobi ayaa Madaxweyne xasan Sheikh soo gaarey Garoonka Diyaaradaha Nairobi isagoo kusii jeeda Muqdisho, Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ayaa Garoonka Diyaaradaha kula kulmey Masuuliyiinta Safaarada Soomaalida ee Kenya oo garoonka ugu tagay.

Markii noogu wardambeysey Madaxweynuhu wuxuu ku sugnaa Garoonka wuxuuna sugayay inuu u duulo Muqdisho, mana jiraan Masuuliyiin Kenyan ah oo Madaxweynaha ugu tagay ama uga hortagay Garoonka Diyaaradaha Nairobi.

Dhinaca Muqdisho oo Xalay Madaxtooyada Hoobiyayaal lagu weeraray  ayaa laga sugayaa Madaxweynaha saacadaha soo socda.

 

QAWMEDIA.COM

 

Hoobiyayaasha lagu tuurey Madaxtooyada oo midi ku dhacay meel aan saas u jirin Guriga Raysal Wasaaraha waxaa ku dhawacmey  Qoys ka kooban Sadex Qof.

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.

Create Your Own Website With JouwWeb