Websityada soomaaliya iyo qoraaladoodu ma is leeyihiin

Published on 9 June 2013 at 16:25

Websityada soomaaliya iyo qoraaladoodu ma is leeyihiin? maxaysae ka tarjumaan
w

Hadaad sida dhabta ah u fiirsato qaabaka websityada soomaalidu wax u qoraan intabadan waxaad arkaysaa qaab aad u qalocoon

oo marka ugu horeysaba waxaa uu ku hadalayaa wax ay qabto beesha uu ka dhashay mabda ay aaminsanyihiin iyo wax rabitaankoodu yahay  wax ka badelin hadii  uuqora waxaad muudaa in la yiri ma aqisanayno wabsitka.

Magac iyo wabsitku  ma is leeyihiin jawaabtu waa haa  hadaad sii macanaysatid magaca ay la baxayaan websityada ku sifoobay beenta iyo qoraalada aan salka iyo raadka lahyn waxa ka tarjumayaa  magaca uu xanbaarsanyahay.

waxay wax u qaraan waa iska  hadal  ama waxun sheeg, 

Maxay tahay sababta ay wax uga qaldanyihiin  waa dhawr masaladood oo kal duwan

 

1-Aqoon laaan uu san u lahyn qaabka wax loo qoro

2-xishood laan uu san waxba ka xishoonayn

3-khibrad laan

4-daacad daro

5-been badan

 Waxaan aad ugu cudardaaranayaa websityada soomaalida oo dhan ma haee waa qaar la yaqaan oo magacayadooda inaan halkaan ku xus ma rabo oo maba istaahilaan  hadii ayse ka fursan weydo tooshka ayaan ku ifin doonaa

 

 

QAWMEDIA .COM

 

 

 

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.