Bosaso: Dhismaha Bank Casriya oo Shirkada Iftin Group Bosaso xariga kaga jartey Maanta,Sawiro.

Published on 29 May 2013 at 17:02

Bosaso: Dhismaha Bank Casriya oo Shirkada Iftin Group Bosaso xariga kaga jartey Maanta,Sawiro.

2 1 IftinNagala soo xiriir : Puntlandpost.pp@gmail.com

Bosaso: Dhismaha Bank Casriya oo Shirkada Iftin Group Bosaso xariga kaga jartey Maanta,Sawiro.

May 28, 2013 6:53 pm GMT - Written by Editor - Edited by Yusuf

 

Bosaso: (qawmedia.com)- Munaasabad xariga looga jarayey Dhismaha cusub ee Bank-ga Shirkada Iftin ayaa maanta lagu qabtey magaalada Bosaso, waxaana kasoo qeyb galay Madax ka socota Dowlada Puntland oo uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Gen C/samad Cali Shire, Wasiiro, Saraakiil, Ganacsato, Isimo,Culimo iyo Marti sharaf kale.

 

3Gudoomiyaha Shirkada Iftin Group Aadan Cabdulaahi Ilkacase oo ka hadley munaasabada ayaa sharaxaad ka bixiyey furitaanka Dhismaha Bank-ga casriga oo ku sababeeyey in uu ku yimid fursadaha ka banaan ganacsiga iyo maalgashiga wadanka.

Maamulka Iftin iyo SakariyeAadan Cabdulaahi waxa uu sheegey in magaalada Bosaso ay tahay xarunta Ganacsiga, islamarkaana ay muhiimiyad u leedahay dad badan oo ganacsatadu ugu horeyso, isagoona carabka ku dhuftey in Iftin dhismaha casriga ee Bosaso ka hirgalisey uu tusaale u noqon karayo ganacsatada oo ku dhiirata maalgashiga iyo kobcinta ganacsigooda ee dalka.

Dhismaha Bank-ga xariga laga jarey

Dhismaha Bank-ga xariga laga jarey

Dhismaha Casriga ee Shirkada Iftin ayaa Enjineer-kii dhisey uu sheegey in uusan isbedeli doonin muddo 40 sanadood ah, loona marey hab casriya .

Gudaha Bank-ga Iftin

Gudaha Bank-ga Iftin

Xubno kala duwan oo ka mid ahaa Masuuliyiintii kasoo qeyb galay munaasabada daahfurka dhismaha Bank-ga oo ka hadley goobta ayaa si isku mid ah isugu raacay in Bank-gan cusub ee Iftin Group uu noqonayo midkii ugu horeeyey ee Bosaso laga hirgaliyo , islamarkaana ku tilmaamey shirkada ku dhiiranaya maalgashiga inay yihiin kuwo kaalin ka geysanaya horumarka Puntland.

jarig ka jarkaMadaxweyne ku xigeenka Puntland Gen C/samad Cali Shire oo xariga ka jarey dhismaha bank-ga, soona xirey munaasabada loo sameeyey ayaa sheegey in uu ku amaanayo shirkada Iftin Group mid soo kordhisey kaalin mug weyn.

IftinMudane Gen C/samad wuxuu ku booriyey ganacsatada reer Puntland inay ku dhiiradaan horumarinta goobaha ganacsigooda, wuxuuna yiri xilli uu kaftamayey Madaxweyne ku xigeenku sidan ” Lacagta guntiga waa in laga furaa oo dalka dib loo galiyaa si aynu u gaarno horumar muuqda” ayuu yiri gen Abdisamad.

Banki-ga kaamarooyinkiisu shaqeynayaan.

Banki-ga kaamarooyinkiisu shaqeynayaan.

Ugu danbeyntii Madaxweyne ku xigeenka Puntland waxa uu kula dardaarmey dadkii kasoo qeyb galay munaasabada in uu u jeedinayo sidii ay amaanka uga wada shaqeyn lahaayeen , taasi oo ku sifeeyey hadii aan nabad la helin in uusan jireyn horumar wadanka la gaarsiiyo.

QAWMEDIA.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

ADAMS
11 years ago

Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com

george grant
9 years ago

hello
Halkan yimaado amaah ah la awoodi karo in weligiis u beddeli doonaa noloshaada,
deeq George shahaado amaahiya amaah dalab deyn in
qaybaha shaqsi iyo dadweyne in ay u baahan yihiin kaalmo dhaqaale
in aad bixisid dulsaar yar ee 2%. credit Bad la aqbali karo, marka la eego iyo
xaaladaha waa mid aad u fudud oo qadarin. nala soo xiriir @ @ gmail.com georgegrantfinancialhome

george grant
9 years ago

hello
Halkan yimaado amaah ah la awoodi karo in weligiis u beddeli doonaa noloshaada,
deeq George shahaado amaahiya amaah dalab deyn in
qaybaha shaqsi iyo dadweyne in ay u baahan yihiin kaalmo dhaqaale
in aad bixisid dulsaar yar ee 2%. credit Bad la aqbali karo, marka la eego iyo
xaaladaha waa mid aad u fudud oo qadarin. nala soo xiriir @ @ gmail.com georgegrantfinancialhome

Create Your Own Website With JouwWeb