Raiisul Wasaarihii hore ee dalkan Ingiriiska Margaret Thatcher oo geeriyootay

Published on 8 April 2013 at 15:15

Raiisul Wasaarihii hore ee dalkan Ingiriiska Margaret Thatcher oo geeriyootay



Raiisul Wasaarihii hore ee dalkan Ingiriiska Margaret Thatcher ayaa geeriyootay kadib markii xididada maskaxda dhiigga ku shuba ay istaageen, sida uu sheegay Afhayeenkeeda

. Lord Bell waxa uu yiri: “waa murugo weyn in Mark iyo Carol Thatcher ay ku dhawaaqaan in hooyadood Baroness Thatcher ay si nabad ah u geeriyootay markii uu ku dhacay cudurka stroke saaka. Warbixin dheeraad ah ayaa goor dambe la soo saari doonaa.”

Baroness Thatcher waxa ay ahayd Raiisul Wasaare ka tirsanaa xisbiga muxaafidka ee dalkan sanadihii u dhexeeyay 1979 ilaa 1990. Waxa ay ahayd haweeneydii ugu horreysay ee qabata jagadaasi Raiisul Wasaaraha dalkaasi UK.

Xegasho:bbc.

 

QAWMEDIA,COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.