Daawo Sawirada wasiirka arimha dibada Soomaaliya iyo Dibalamaasiyiin Reer galbeed ah oo si hor dhaca uga hadlay shirweynaha Lodon.

Published on 14 March 2013 at 16:30

Daawo Sawirada wasiirka arimha dibada Soomaaliya iyo Dibalamaasiyiin Reer galbeed ah oo si hor dhaca uga hadlay shirweynaha Lodon.



kulan xaasaasi ah ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho ku yeeshay wasiirka arimaha dibada Soomaaliya, Fooziyo Yuusuf Xaaji iyo saraakiil Reer galbeed ah oo uu kamid ahaa sarkaalka ugu sareeeya wasaarada arimaha dibada Ingiriiska qeybta Afrika u qaabishan.



Wasiirada Arrimaha dibada Soomaaliya, Fowziyo , oo kulanka shir gudoon ka aheyd ayaa sheegtay in ujeedada kulankan uu ahaa mid looga arinsanayay xaalada dalka iyo sidii loogu sii gogol xarilaha shirka dowlada Ingiriisku ay Soomaalida u qabaneyso ee kadhacay landa.



Agaasimaha Wasaarada Arrimaha dibada Ingiriiska u qaabilsan geeska Afrika oo isna kulanka erayo ka jeediayay ayaa waxa uu ku dheeraaday ka hadalka kulanka May laagu wado in Soomaaliya loogu qabto Ingiriiska kaas oo uu shir gudoomin doono madaxweynaha Soomaaliya.



waxa uu ku nuux nuuxsaday in uu filayo in kulankaasi uu noqdo mid mira dhala oo isu keena Soomaali oo idil, xal waarana lagu gaaro.

qawmedia.com

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.