M/weyne Siilaanyo oo ka hadlay aqoonsiga Mareykanka ee Somaliya iyo amniga Somaliland (Dhageyso)

Published on 30 January 2013 at 14:28

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aanay dowlad u ahayn isla arkaana xukumin Somaliland. Hadalkan ayuu sheegay mar uu maanta khubda u jeediyay labada aqal ee baarlamaanka Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aanay dowlad u ahayn isla arkaana xukumin Somaliland. Hadalkan ayuu sheegay mar uu maanta khubda u jeediyay labada aqal ee baarlamaanka Somaliland



Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.

Create Your Own Website With JouwWeb