26 1991 Janaury Maxaa Somaliya ku xasuusan doontaa?

Published on 27 January 2013 at 10:33

Maalinaas waxa uu ahaa maalin qarnimada,Dhaqankii iyo caadooyinkii soomaliya intaba meel dheer lagu tuuray oo weli la baadi goobayo

Soomaliya maalintaas 26 janaury qofkii joogay iyo kii maqlabaaba waxuu ku xasuusan doonaa maalitii madoobayd ee soomaaliya laqarandumiyay,la dhaqan dumiyay dhicii iyo dilkii la xalaalaystay.


Aduunka marka nidaam lala dagaalamayo waxaa jiraa qaab loo maro oo ah hadii aad nidaamkaas rido oo aad ka adkaato maxaad ku bedelaysaa? .

suaalaha aan soomaali weli isweydiin waxaa ka mida  maxaa loo riday dawladii markaas jirtay ma wax ka wanaagsan ayaa la  waday

oo maxay nqotay waxii lagu bedelay ?

Wadamo badan oo aduunka ah ayaa waxaa ka dhacay inqilaab nidaam islamarkaasna wadamadaasi  nidaamka kale hawshii meeshii ka sii waday iyadoon waxba la bililiqaysan waxana la dilin.

Sidaas daeteed 26  janaury 1991 soo laguma tilmaami karo ma ahayn nidaam dumin ee waxa uu ahaa soomaali dumin

 

QAWMEDIA.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.