Tacsi geerida marxuum Cabdulqaadir xaaji Aden

Published on 26 January 2013 at 13:17

INAA LI LAAHI WA INAA ILAYHU RAAJUCUUN

 

Annagoo ah Bahda Puntlandpost waxaanu Tacsi u direynaa Dhammaan ehelkii uu ka baxay Marxuum Cabdulqaadir Xaaji Aadan Guuleed (XINIIN) oo ku kala nool Dunida dacaladeeda, waxaanu leenahay Naxariistii Janno Allah ka waraabiyo Dhammaanteena Samir iyo iimaan Allah innaga siiyo

 

 

 

Annagoo ah Bahda Qawmedia  waxaanu Tacsi u direynaa Dhammaan ehelkii uu ka baxay Marxuum Cabdulqaadir Xaaji Aadan Guuleed (XINIIN) oo ku kala nool Dunida dacaladeeda, waxaanu leenahay Naxariistii Janno Allah ka waraabiyo Dhammaanteena Samir iyo iimaan Allah innaga siiyo.

 

AAMIIN                  AAMIIN                                 AAMIIN                                AAMIIN

 

QAWMEDIA .COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

said noor abdulle
12 years ago

Inaa ilalahi wa ina ileyhi rajucun alle hanaga siyo samir iyo iimaan