Maamulka Gobolka Banaadir oo baaq u diray ganacsatada

Published on 24 January 2013 at 11:38

Maamulka Gobolka banaadir ayaa waxaa uu ugu baaqay dhamaan ganacstada gobolka banaadir in ay sameyastaan qalabka dabka lagu damiyo ama kuwa looga hortago.

Ugu danbeytiina Maamulka ayaa sheegay in cidii u hogaansami wayda amarkani ganaax lacageed la dul dhigi doono,waxana lagu booriyay gancsatada in ay dhowraan hantida iyo nolosha oo muhiim 

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska duqa ahna gudoomiyaha gobolka banaadir Maxmuud Axmed tarsan ayaa lagu sheegay in dhamaan ganacstada magalada muqdisho ay sameystaan qalabka dabdamiska ee yareeya in dabku waxyeelo geysto.
 
Warkani ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay ka dib markii dhowr mar oo hore ay gudbteen xarumo ganacsi ay lagama maarmaan noqotay in baaqan muhiimka ah ay soo saaraan maamulka gobolka,waxaana lagu wacyigalinya ganacstada in ay sameeystaan qalabkaasi oo qiimihisu aad u yar yahay.
 
QAWMEDIA.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.