Waxaa arin lala yaabo noqotay marka maamul ayaa loo samaynayaa la yiraaho gobalada jubooyinka maxaa ka qaylisiiya xaad?
wali taariikhda laguma hayo marka la dhaho waxaan rabaa inaan dhibaatadii i hasatay ka baxo oo aan nabad galyo iyo barwaaqo
iyo kal danbeyn ayaan u guurayaa oday ama qof wax garanay oo waxuun xeerinaya oo lasoo taagan maya waxaad ku jiraysaan
maamul laan waa se hadii lagaala tashado hadalka xaad ka soo yeerayna waa hadalii odayaashii hore ay dhaheen
ilaah ayaa kaasoo dhameeyay afxumadaas.
Gonaada maamul usamaysashada waxy u taalaa dadka degan jubada iyo dawlad federaalka ah adigu xagee ugasoo booday
weli ma maqal adigoo wax wanaagsan umada soomaaliyeed u horseedaya .
waxaa kaa qaldan xiligaan la joogo oo aad u haysato xiligii qabqablayaasha dagaal oo qof waliba waxa maskaxdiisa ku soo dhaca
ku dhaqaaqi jiray, Waxaan kugula talinayaa yaan marke hadalku kaa habaabin wadanka taladiisa waxaa hada wadaa waa
aqoonyahno lama joogo xiligii timajarayaasha iyo dreewaladu wax maamuli jireen
QALINKII MR RUNLE KISMAANYO
QAWMEDIA
Geplaatst door Farhan
Add comment
Comments