Xulka qaranka marti gelinaya tartanka koobka qaramada qaaradda Afrika ee Bafana Bafana ee South Africa iyo xulka jaziiradda Cape Verde ayaa cayaartoodu waxa ay kusoo idlaatay bareejo 0-0 ah.
Kala soco natiijooyinka Africa Cup Of Nations,
Cayaartan oo ahayd cayaarti ugu horreysay ee lagu furay tartanka ayaa ahayd mid xiiso xambaarsaneyd, waxaana xulka Cape Verde uu soo bandhigay cayaar wanaagsan.
Xulka South Africa ayaana galabta soo bandhigin cayaarihi lagu yaqaanay, iyadoo cayaartoyda xulkaasi ee Bafana Bafana ay ku raja weynyihiin inay markale ku guuleystaan koobkan.
South Africa ayaa koobka qaramada Afrika marti geliyay sanadki 1996, xilligaasi oo uu marki ugu horreyay ku guuleystay koobkaasi oo uu marti geliyay.
Dhinaca kale xulalka Angola iyo Morocco ayaa isku mari waayay bareejo waxba iyo waxba ah, kadib marki cayaar xiisa lahayd ku dhex martay garoonka Soccer city ee magaalada Johannesburg.
QAWMEDIA.COM
Geplaatst door Farhan
Add comment
Comments
I think the admin of this website is truly working hard for his website, for the reason that here every data is quality based stuff.
isabel marant sneakers http://www.navet.government.bg/NOVI/isabel-marant-Sneakers-forbes-boots.html/