Booliska soomaalya qaar ka mida oo tababar loogu qaaday wadan Jebuuti

Published on 19 January 2013 at 16:39

AMISOM qeybteeda qaabilsan booliska ayaa dalka Jabuuti u qaaday ciidamo boosli ah oo soomaaliyeed kuwaas oo mudo 3-bilood ah tababar ku soo qaadanaya halkaasi.

Booliskan oo ka koobnaa 200 oo askari ayaa waxaa au isugu jireen 184-rag ah iyo 16-dumar ah, waxayna isugu jiraan kuwa dambiyada baara, taraafikada, kuwa jeelasha qaabilsa iwm



 

 

 

 

QAWMEDIA.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.

Create Your Own Website With JouwWeb