XUSNI MUBAARAK OO DACWADIISII DIBLOO FURAYO MAR KALE

Published on 15 January 2013 at 11:42

MADAXWEYNIHII HORE EE MASAR XUSNI MUBAARAK AYAA DACWADIISII MARLABAAD DIB LOO BILAABAYAA

Maxkamada racfaanka ee dalaka masar ayaa amartay in mar labaad dib loo bilaabo maxakamada bishii lixaadee sanadka 2012 ayaa maxkamadu ku xukuntay xabsi daain kadib markii ay ku cadaatay in uu galay danbiyo  ah inuu masuul ka ahaa dil ay 

geesteen ciidamadiisu  si ay ugahortagaan kacdoonkii socday markaas.

waxaa kaloo wehelaya madaxii hore ee amniga wadankaasoo isna xabsi daain lagu xukumay ayaa dacwadiisa dib loo furi doono

 

QAWMEDIA.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.