War hada soo gaaray warqabadka Shabakada Calanka.com ayaa sheegaya in uu geeriyooday alaha u naxariistee Raa,isul Wasaarihii hore ee Somalia Abdirisaq Xaji Xuseen oo waayadaan ku xanuunsanayay Wadanka Mareykanka.
Alaha u naxariistee Ra'isul Wasaarihii hore Marxuum Cabdi Risaaq Xaaji Xuseen oo dalka Maraykanka ku geeriyooday....Allaha u naxariiste Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa ahaa Ra'isulwasaaraha Soomaaliya muddadii u dhaxeysay 14-kii bishii June sanadkii 1964-tii illaa 15-kii bishii July sanadkii 1967-dii.
Taariikhda Iyo warbixin la xiriirta geerida Alaha u naxariistee Ra'isul Wasaarihii hore Marxuum Cabdi Risaaq Xaaji Xuseen waan idiin soo gudbin doonaa haduu alle idmo
INAA LI LAAHI WA ILA ILEEYHI RAAJICUUN:
QAWMEDIA.COM
Geplaatst door Farhan
Add comment
Comments