Wasaaradda Arrimaha dibadda oo howlgelisay Waaxda Qurba joogta Soomaaliyeed

Published on 25 October 2013 at 11:46

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si rasmi ah ugu saldhigtay Waax cusub oo lagu magacaabo Waaxda Qurba joogta Soomaaliyeed (Department of Diaspora Affairs) .

Follow us on Twitter: @mofasomalia

Waaxdan oo xidhiidhin doonta jaaliyadaha dibadda ama qurba joogta iyo dadka ku nool gudaha wadanka , ayaa waxa ay yeelan doontaa qeybo kala duwan oo u howlgali doona isku xidhka qurba joogta ( Diaspora) , hey’adaha dowladda iyo ganacsatada , si loo sameeyo iskaashi iyo wadashaqeyn , looguna fududeeyo maalgeshiga .

Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda 

qawmedia.com

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

Serg
11 years ago

ASC Wr ,Jimcaale akhii salaan ka din aad ayaan kaaga mdlaacehinayaa howshaada ilahayna haku barakeeyo teeda kale su'aasha aan rabo inaan ogaado jawaabteeda ayaa waxay tahay.1- Sababta keentay in Somalida kaliya culeeskan la saaro maxay tahay, Madama dadka kale ee sweden kunool waxaa loo ogolaaday iney keensan karaa saxiib aynala noolaan karaan, sida ay ayaguba unoolyihiin Swedishka (Sambo)2-Madama ay hadana dib loo ogolaaday iney reeraha la midoyo ee kala maqan ee Somalida, maxay tahay sababta keentay in lakala faquuqo dadka , oo la hordhigo qodobo aan ku habooneyn mideynta, sida hooyo caruurteda la ogolaaday in la dhoho adiga laguma oglaanin, Aabahana sidoo kale.3- Reer is qabo oo aan wax isu dhalin oo la leeyahay mideynta maku jirtaan adinka sababta maxay tahay madama dadkii kale ayagoon is qabin oo sambo ah ama saxiibo ah loogu ogolaaday mise Somalida ayaa dadka ka duwan?4- Reer awalkii hore lagu haystay inay keenaan cadeyn ah ID ama Paspor oo aan wax kale lagu heysan, oo hadana la yiri mala idin mideynayo madama aydaan wax isku dhalin kuwii wax isku dhalayna lal yiri 2sano meydaan wada noolaanin, sababta maxay tahay.5- In Somalida oo kaliya dadka laga faquuqo sharciga Sweden maa saas qaba mise Demoqraadiyada reer Sweden ayaa saas ah, oo Somalida meel kasto laga faquuqo dadka kale, haday Suuqa shaqada ahaan leheyd xitaa?6- Madama uu Migrationsvarketka uu nagu yiri markuu sharciga na siinayay inuu la mideyn doono qofwalba oo reer leh reerkiisa meel walbo ay joogeen, sharciyadii maxaa bedelay.7- Maxaa laga so saaray arinta ku saabsan mideynta reeraha aan waxba isku dhalin, madama carqalad xun la geliyay kuwii wax isku dhalay xitaa ? Dowladase maxay ka damacsan tahay dadka reerkooda ka maqan oo aan hadana wax isku dhalin oo ilaa iyo 4sanadood sugayay reerkooda goorta ay la midoobi doonaan. maxayse ugu talagaadhay dowlada dadkaasi. ilaa iyo inteey ayay sugidoonaan reerkooda. waxaan kaa filayaa jawaab, inta aad awoodo inshaa alaahmahadsanid JImcaaleFikrad lala dhacay 8 0

Create Your Own Website With JouwWeb