22 sano kadib booliska soomaaliya shaqadiisii soo wanaagsanaatay maxay tahay sababtu?

Published on 24 October 2013 at 13:13

Tan iyo intii dawlada dhexe ee soomaaliya ay burburtay qaabkasta oo wadanka ka jiray waa uu baabay dhinackasta waxaa timid ninkii roon ayaa reerka u haraya

Qoraalkan waxaa ka bixinayaa wax yar oo tusaale ah hadii taa la sameeyana waxbadan ayaa hagaagay sida had wax isaga bedeleen hayado dhawr ah oo soomaaaliya shaqo fiican ka haya 

1-wasaarada arimaha debada

2- wasaarada warfaafinta

3- ciidanka booliska soomaaliya.

Aqoonta iyo khibrada iyo daacadnimada qofku leeyahay waxay taraysaa in masuulkaasi xilkiisa si kalsooni ah u qabto oo uu san fiirin maslaxad gaar ah iyo dan kale, aqoontu qofka wehel ayay sii saa si uu u qaato goaanka fiican isagoo ka leexleexan xaqiiqda

sadexda wasaaradood oo aan soosheegay waxbadan ayay ka bedelaan intii ay haysteen jagooyankaan

aan ku hormaro Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya, Jen. C/xakiin Daahir Siciid (Saacid) waa nin dhalin yaro ah kuna abtirsanaya qoys boolis ah aqoonteed iyo khibradeedna leh waad dareemi kartaa waqtiga yar uu hayay booliska wxaa soonoqotay nabad galydii caasumada waxa uu intaas ku qabtay waa khibradiisa iyo daacadnimad isagoo aan dadka ukala eexan booliiskii horan soo ceshy hadana nidaam wanaagsan oo gobada qaarkood oo amaan daro weyn ka jirtay ayuu wadaa in boolisxoogan lagasameeyo.

wasaarada arimaha debada waxaa jira safaarado badan oo qaab qabiil u shaqaynayay waxaan ka wadaa safiirku waxauu keensanayaa wiilkisa ,walaakiis ama ina adeerkiis isagoo cayrinayaa dakii uu meesha uguyimid oo khbrada lahaa

taas waxaad moodaa hada in saafadii noocaas ahaa ay meesha ka baxeen marka labadelay nidaamii ay ku shaqaynayeen

 

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.

Create Your Own Website With JouwWeb