Prof cali khaliif oo qirtay ilduufkii siyaasada

Published on 12 September 2013 at 12:43

Prof cali khaliif oo soo bandhigay ildoofkiisii siyaasada soo maaliya waxaa kaloo qray in la dagay

Prof galayr maha markii ugu horeysay oo ilduufo marka laga soo bilaabo xukuumadii alaha u naxariistee Siyaad bare isagoo wasiirka warshadaha ah ayuu ka cararey xamar isagoon waxba sheegin.

shirkii jabuuti   prof  sida haduu qirtay oo kale ayaa lagu sameeyay.

waxaa la oran karaa prof siyaasada uu intaas ku jiray inuusan macaneheedii fahmin oo hadaba qar ka dhacayo

waxaa lagu naanaysaa  prof odengihii soomaalia sidaad ogtihiin odenga aabihiis ayuu ka dhaxay inuu siyaasad dalka kenya ka dhex muuqdo hadana isaga iyo aabihiis midana riyadooda ahyd in ay madaxweyne ka noqdaan ma rumoobin

haatana sidaad la socotaan markii looga guulaystay doorashadii ugu danbay dalka kenya ayuu siyaasadii oodhan ka fariistay

prof galayr waa nin soomaali ah soomalida waxaa caadu uah ina hadii ay fashilaan iyo hadii kalaba ay ku dhaganaadan meesha ay mar fariistaan.

taas waxaan ku guubaabinayaan cali khaliif waa siyaasiyiinta ugu waaweyn beesha daarood inuu qaladka uugalay lasoo istaago fagaare wax u qlama maha siyaasadu waa qof  wax daweynaya hadii dawadu kaa qaldanto hade sun ayay noqonaysaa  .

hadalkii waxaan kusoo gunaanadayaa markaliya laguma dagen .

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.