Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay weerar ka dhan ah xukuumadda Bashaar Al-asad ee dalka Suuriya.
Obama ayaa ka war sugaya taageerada baarlamaanka Mareykanka, waxaana la saadaalinayaa in xilli kasta la filan karo weerar ka dhan ah dalka Suuriya.
Mareykanka ayaa u muuqda in dagaalka uu ku kali yahay.
QAWMEDIA.COM
Geplaatst door Farhan
Add comment
Comments