axkamad ku taalla Masar ayaa amar ku bixisay in la sii daayo madaxweynihii horey xilka looga tuuray ee Xusni Mubarak.
Mubarak ayaa horey loogu xukumay xabsi daa'in, laakin racfaan ayuu ka qaatay xukunkaas oo dib ayaa loo dhagaysan doonaa dacwadaas.
areennada u doodayay Mubarak ayaa sheegay in laga yaaba in la sii daayo maalinta Khamiista.
Waxaa weli u dhiman dacwad kale oo la xiriirta dadkii lagu dilay kacdoonkii ka dhacay dalka Masar sanadkii 2011-ka, kaas oo xukunka looga tuuray Mubarak.Mubarak ayaa lagu soo oogay dacwad ah musuqmaasuq, kuwaas oo markii dambe meesha laga saaray.
Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo xabsiga uu ku jira madaxweynihii ugu horreeyay ee si dimuquraadi ah
loo doorto
QAWMEDIA.COM
l
Geplaatst door Farhan
Add comment
Comments