DR. Gaas oo sharaxaya sababaha ku dhaliyay inuu isu sharxo doorashada Puntland: VIDEO
Published on 7 August 2013 at 12:39
abdiweli Maxamed Cali Gaas oo Shir Jaraid ku qabtay Addis Ababa ayaa ku shaaciyay inuu u taagan yahay musharaxnimada xilka Madaxweynenimo ee Puntland oo ee 2014, Mr. Gaas waxuu sharaxayaa sababaha Keenay in wakhtigan uu isu soo taago Jagadaas.
Add comment
Comments