Ra’iisul Wasaare Gaas oo ka hadlay arimaha Puntland ka taagan

Published on 16 July 2013 at 12:21

Ra’iisul Wasaare Gaas oo ka hadlay arimaha Puntland ka taagan

Dhagayso:- Ra’iisul Wasaare Gaas oo ka hadlay arimaha Puntland ka taagan.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiwelli Gaas oo La Hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay shaqaaqooyinki dhawaan ka dhacay degmada Qardho iyo Gaalkacyo, iyo joojintii Nidaamkii Axsaabta ee dhawaan uu ku dhawaaqay Madaxwayne Faroole.

Gaas waxaa uu Sheegay in Nidaamka Dimuqradiyadda ay Diidanayen Shacabka taasina ay u Muuqatay isaga “horaan uga Hadlay Barnaamijkan Dimuqradiyadda waxuu u bahanyahay labo Waxyabood oo kala ah Xukumad Kalsoonidii Haysata oo Fulin Karta inay Jirto iyo in Barnaamijka noocan kale Daacad laga yahay isla markana usan Garwadeen ka ahayn Shaqsi Dantiisa ka dhex arkaya wey ii Muuqatay in labadaas Midood aysan fulin karin Xukumadda Hadda Jirtaa” ayuu Yiri Gaas.

QAWMEDIA.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.