Maxay ku kala gedisanyihiin gudoomiyaha baarlamaanka Max’ed Sheeekh Cismaan Jawaari iyo gudoomiyihii hore Shariif xasan Sheekh Aadan

Published on 19 February 2013 at 11:28

Waxyaalo badan ayay kukala gedisanyihiin balse shanta qodob ee u waaweyn aan soo qaadano.

Aan ku horeyno taariikhdii Shariif Xasan Sheekh AADEN taariikhdiisii oo kooban.Shariif Xasan Sheekh Aadan waa nin siyaasi ah, wuxuuna mar soo noqday asiga oo aqoon u laheen wasiisrka ganacsiga ee Dowlada Kumeel Gaarka ee Soomaaliya.Shariif xassan wuxuu ka soo baxay dugsiga hoose isla markaas neh wuxuu ahaa nin iska shaqeesto oo ka mid ah ganacsatada yar.Ilaa hadda lama yaqaano sida oo ku gaaray heerka gudoomiyenimo, wuxuuna labo jeer soo noqday gudoomiye baarlamaan ee dowlada kumeel gaarka Soomaaliya.Ayada oo sidaas tahay shariifka wuxuu markasto isku dayaa in oo wax maamulo, wuxuuna badanaa ka soo horjeestaa fikradaha aqoonyahanada, asiga oo raaco fikradiisa shaqsiyan.Taariikhda marka ee eheed 2007 ayaa baarlamaanka xilka gudoomiyenimo ka qaaday shariifka, sababo la xiriirta diidmadii oo ku diiday ciidamada nabad ilaalinta u joogay dalka iyo shirarkii oo la qaatay Maxkamadihii Islaamiga xiligii ee dowladii cabdullahi yusuf ee ka soo horjeeday.

waxa uu sabab u ahaa dagaal gacan ka hadal ah oo ka dhacay baaralamanka soomaaliya isagoon weli soo gaarin gudaha soomaaliya ayaa khilaafaad waaweyn soo dhex muuqdeen taaso sababteeda loo tiranayaya shariif xasan aqoonlaanta iyo khibrad laanta uu ulahaa kuriga uu ku fadhiyo isagoo ka fakerin danaha wadanka iyo shacabkaba taasina waa tan soomalidu tiraahdo farsamo xumo gacmaha ayay ku gooysaa

waxa uu ku shaqanjiray talo lagu magacaabo iska celi ninka marna kuma fakarin danaha wadanka.



Maxay ku kal duwan yihiin 

1. aqoonta iyo waxbarashada

2.khibrada maamulka

3.daacadnimada 

4.Talo wadaag

5.udamqashada wadanka

Shariif xasan waxa uu ahaa ninka ugu safar badanaa xiligii  gudoomiya baarlamaanka hayay kharashbadan ayuu ku bixinjiray safarada maxaayeelay wadamada uu tagayo luqadaha uu kulahadlo ma garanyan waxuuna kaxaysan jiray daduu ku kalsoonyahay 

bishii laba jEer ayuu safar aan wax  dani ihi ku jirin  u bixijiray .

gudoomiye jawaari lixbilood wadanka kama bixin oo wax safar ah ma gelin markii ugu horeysayna waxuu tagey ethopia iyo ismaamulka soomaalida taaso dano badan ka dhexeeyaan soomaliya iyo ithopia shriif xasan sidaad la socotaan waxa uu xiriir la lahaa eritreya wax dan ah iyo uhayn soomaliya siyaasdaana waa ku fashilay shariif xasan

halkaan kuma soo koobi karno khaladaadkii uu galay balse maqaalo kale ayaan ka diyaarin doonaa

 

QAWMEDIA.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.

Create Your Own Website With JouwWeb