Madaxweynaha Masar oo Qaahira ku qaabilay madaxweyne Xasan Sheekh

Published on 7 February 2013 at 12:31

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay caasimadda dalka Masar ee Qaahira.

Wafdiga madaxweynaha ayaa ka qeyb galay shirka Ururka Islaamka (OIC) ee ka furmay caasimadda dalkaasi ee Qaahira.



QAWMEDIA.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.

Create Your Own Website With JouwWeb