Waxaa jiray shirkado soomaaliya u dhoofin jiray wadamada yurub qaar ka mida gaar ahaan Talyaaniga intii dawlada dhexe ee soomaaliya jirtay taaso wadanka dhaqaale fiican ka soo gali jirtay beeralay aad u farbadan ayaa ganacsigaas aad uga faaiidi jiray
waxaa kaloo iyadan faaiido kale ahyd shaqaale farbadan oo ka xoogsan jiray .
Waqtigii soomaliya ay saaxada caalamka baxday oo la mamnuucay in fruitka soomaliya ka yimaada uusan wadamad yurub iyo mareykanka suuqyadooda la keeni karin ayaa wadamada yurub waxay heshiis la galeen wadamada laatiin ameerika iyado khilaaf aad ufarbadan kala dhexgaleen wadamad mooska dhoofiya ee laatiin ameerika iyo wadamada qaata ee yurub inkastoo khilaafkaas la xaliyay, hadana waxaad mooda soomaaliya hadii aysoo gasho suuqa dhoofinta mooska inay ka jaanis fiicantahy waqtigii hore maxaa yeeay wadamo reeryurub oo badan oo danaynaya ayaa jira mooska soomaliga ee waxaa is wediin mudan heshiisyadii ,
lala galay dawlada talyaaniga ma lasii wadi doonaa mase soomalya suuq aydoonta ayaya u iib kaynaysaa mooska?
waxaase intaas ka horaysa in beerihii dib loo beero oo ganacasatada soomaliya ka faaidaysataan suuqa mooska
QAWMEDIA
Geplaatst door Farhan
Add comment
Comments