Amaanka ayaa si weyn loo adkeeyey, waxaana xafladdu bilaabanaysaa 16:55GMT
Kadib markii madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama mar labaad loo doortey in u hoggaamiyo Maraykanka afarta sano ee soo socota, bishii November 2012, ayaa mar labaad lagu dhaarinayaa xaflad weyn oo ka dhacaysa Aqalka Cad ee dalkaas looga arrimiyo.
Xafladda dhaarinta Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama waxaa ka soo qaybgalaya dad ku dhaw 800 000 kun, kuwaas oo oo bilaabey in ay tagaan goobtaas mar hore.
QAWMEDIA.COM
Geplaatst door Farhan
Add comment
Comments