w Maxmed Cali Nuur ayaa Waabarigii maanta waxaa uu ka amba baxay magalada Nairobi waxaana ujeedada safarkiisa uu ahaa sidii uu u soo arki lahaa xaalada guud ee 100 dhalinyaro ah oo ku jira xabsiga magalada Mombasa ee dalka kenya kuwaasi oo ku eedeysan Arimo burcadbadeednimo.
Safiirka ayaa waxaa uu salaadii Jimcaha la dukaday dhalinyarada,waxaana uu si toos ah ugala sheekeystay xaaladooda gaar ahaaned,safaarada ayaa waxaa ay wadaa qorshe ku aadan sidii dhalinyaradan xabsigooda ay ugu dhameysan lahaayeen dalka soomaaliya.
booqashadan ayaa imaaneysa xili wadamo badan oo caalamka ah ay ku xiran yihiin dhalinyaro soomaaliyeed oo lagu eedeyay in ay geeysteen falal burcadnimo ah kuwaasi oo ku jira xabsiyo ku yaala daafaha caalamka,iyadoona qaarkood ay xukuno ku rideen dawladaha ay gacanta ugu jiraan.
Maxmed Cali Nuur ayaa Waabarigii maanta waxaa uu ka amba baxay magalada Nairobi waxaana ujeedada safarkiisa uu ahaa sidii uu u soo arki lahaa xaalada guud ee 100 dhalinyaro ah oo ku jira xabsiga magalada Mombasa ee dalka kenya kuwaasi oo ku eedeysan Arimo burcadbadeednimo.
Safiirka ayaa waxaa uu salaadii Jimcaha la dukaday dhalinyarada,waxaana uu si toos ah ugala sheekeystay xaaladooda gaar ahaaned,safaarada ayaa waxaa ay wadaa qorshe ku aadan sidii dhalinyaradan xabsigooda ay ugu dhameysan lahaayeen dalka soomaaliya.
booqashadan ayaa imaaneysa xili wadamo badan oo caalamka ah ay ku xiran yihiin dhalinyaro soomaaliyeed oo lagu eedeyay in ay geeysteen falal burcadnimo ah kuwaasi oo ku jira xabsiyo ku yaala daafaha caalamka,iyadoona qaarkood ay xukuno ku rideen dawladaha ay gacanta ugu jiraan.
qawmedia.com
Geplaatst door Farhan
Add comment
Comments