AMISOM OO DWLADA SOOMAALIYA KA DALABATAY IN WAQTIGA LOO KORDHIYO

Published on 11 January 2013 at 10:25

Wadamda ay ka socdaan dalalka ka mid ah hawlgalka Amisom ee soomaliya iyo Madaxda ciidamda ayaa la filayaa in shir uga furmo magalada Muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya.

Hadalkaasi ayaa waxaa ku wafaqay madaxweyanah Kenya Mwai Kibaki oo sheegay in loo baahan yahay in qaramda midoobay sameyso wakhti kordhin la xiriirta hawlagalka amisom ee soomaaliya,si loo soo afjaro qatarta ku imaan karta dawlada soomaaliya.

Shirkani ayaa waxaa looga gol leeyahay in lagaga hadlo waxa laga yeelayo hawlgalka amisom oo wakhtigiisa dhamaad yahay,waxaana dhamaan wadamada ku jira Amisom ay daneynayaan in la helo hab la isku waafaqsan yahay oo la xiriira Amisom.

 

Bisha Maarso ee sanadkan 2013 ayaa waxaa ku eg wakhtiga rasmiga ah ee  Amisom,waxaana horey Madaxweynaha somaliya Mudane Xasan sheekh dalbaday in la kordhiyo wakhtiga ay amisom sii joogeeyso soomaliya,si ciidamda dawlada awood ugu yeeshan sugidda amaanka dalka oo dhan.

 

QAWMEDIA.COM

 

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.