Dhaliilaha loo soo jeedinayo dawlada federaalka oo soobadanaya

Published on 14 September 2013 at 15:14

Ma siyaasiyiinta wax dhaliilayaa waxaogaal mise baarlamanka soo maaliya ayaa noqday doorashadii ka dib hurdo galay oo wax ka sta laga dhamaysan karo

Waxaa aad u soo badanaya dhaliisha loo soo jeedinayo madaxda dalaka hada ka jirta iyo maamulkoodaba siyaasiyiin farabadan ayaa afka furtay oo ugu danbeeye Al xaaji Maxamed Yaasiin OO RUNTII LAGU YAQAANAY NIN WAXBADAN XEERIYA OO SIDA UU WAX U ARKO AAN AFKA U FURAN OO QUNYARSOCOD AH WAX  hada ka qaylisiiyay  Al xaaj Maxed yaasiin wax yar ma aha.

raisulwasaarayaal dhawr ah iyaguna sidoo kale ayay dhankooda ka wadaan dhaliisha dhanka kae dawlada ayaad moodaa qofkii dhaliish soo jeediya oo wax usheega inuu ku sifoobay qaran dumis marmarka qaarkoodna dhaha faras aan ku joogaa qoobkiisu waxba iga dhimi mayo oo macnaheedu yahay  siyaasigii iyo qfkii hadlayaaba ha hadlee anigu afartayda sano sidaas ayaaan ku dhamaysanayaa oo awalba waan ogaa inaan mar danbe la idooranay oo horaan u sheegay ee ana afarta sano ayaan iimaansanayaa idinkuna cadaalad daradayada iimaan sada .

bal nala daawada  waxa ka qaylisiiyay Alxaaji MaXAMED YAASIIN WAX YAR MA AHEE

QAWMEDI.COM

Geplaatst door Farhan

Add comment

Comments

There are no comments yet.

Create Your Own Website With JouwWeb