xaad aqoondaradu iyo maangaabnimada yaysan kula fogaan
Sida aan la socono xaad marar badan ayuu ka hadalay waxbadan oo uu san aqoonteed iyo waayo aragnimadeed lahayn
Taasina waxay sababtay in ay sumacadiisu aad ugu dhacdo ilayn waxa aadan af iyo adinba aadan waxba ka qaban karin marakaad markasta meel isla soo taagto waa lagu dhahayaa iska hadloow in xaad.
beesha hawiya waa beel aad uga dharagsan xumaanta aad rabto inaad kala dhex dhigto dadka walaalaha ah magacaan aad sheeganaysana meel uu kun qoran yahay oo laguugu dhiibay waa la waayay markii qaamuuska arimaha soomaaliya la baaray
eedaynta wadamada yurub ah aad ku eedaynaysid inay waxburburinayaa malaha waa kaa qaladan tay ee soo uma aragtid inaad adigu tahay qof aan rabin in soomaaliya hagaagto waxaa kaag fiican arimaha kismaanyo adigoo dib isugu noqda oo ilaahy uga toobakeena wax alae waxii horay kaaga tagay .
hadii damac kaaga jiro inaad wax ka noqoto kismaanyo waa ku furantahay ileen mawaadin soomaali ah ayaad tahy kismaanyo tag oo damacaag sheego.
QAWMEDIA.COM
Geplaatst door Farhan
Add comment
Comments